Madaxweyne Laftagareen oo Shaaciyay Muddada Al Shabaab uga saari doonaan KG

Madaxweynaha dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Cabdi Casiis Xasan Maxamed (Laftaagreen) ayaa sheegay in maamulkiisa diyaar garowgii ugu dambeeyay ugu jiraan bilaabida howlgalo deegaannada maamulkiisa looga saarayo Al Shabaab. Laftagareen oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa shaaciyay in dhawwaan deegaannada maamulkaasi ka joogaan dagaalamayaasha Al Shabaab ka bilaabi doonaan howlgalo ay ku doonayaan in gabi ahaan … Continue reading Madaxweyne Laftagareen oo Shaaciyay Muddada Al Shabaab uga saari doonaan KG